Af-Soomaali
Barashada Afka SomaligaNew!!

Luqadda Somaliga oo ay Dhigayaan Macalimiin ku Xeel dheer Luqadda English, taas oo dhalinyarada Qurbaha ku dhashay si fudud ubaran karaan iyagoo fahmaya macalinka Xiisadan bixinaya

Read more